More Info More Info More Info
More Info More Info More Info
 
 
Barnaajimka Subaxnimo ee G.M.I.S Online Radio Barnaajimka Habeennimo ee G.M.I.S Online Radio Barnaajimka Duhurnimo ee G.M.I.S Online Radio
Kooxo dil u gaystay Ciidamo ka tirsan Maxkamadaha Islaamka oo ay ku daba jiraan Ciidamada Maxkamadaha ee ku sugan Degmada Caabudwaaq.- 10 Jan 2009
Ciidamada Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed ee ku sugan Gobalka Galgaduud ayaa ku raad jooga kooxa xalay Degmada Caabudwaaq ku dilay labo ka mid ah Ciidamada maxkamadaha Islaamka ee halkaas ku sugan. ...
»»Sii Akhri
Dhoofinta lagu hayo Biraha oo ay Digniin ka soo saareen Maamulka Maxkamadaha Islaamiga ee Degmada Buulo-burde ee Gobalka Hiiraan.- 10 Jan 2009
Maamulka Maxkamadaha Islaamka degmada Buulo-burde ayaa digniin u jeediyay kooxaha dhoofiya birta oo ku sugan Degmadaas in aysan halkaas ka qaadi Karin biraha, islamarkaana ay talaabbo adag ka qaadayaan hadii ay sii wadaan arintaas....
»»Sii Akhri
Markabkii Dalka Sacuudiga oo ay haysteen Burcad badeeda oo laga siidaayay.- 10 Jan 2009
Kooxihii haystay Markabkii saliida ee dalka Sacuudiga ayaa sii daayay ka dib markii ay xeebaha dalka Soomaaliya ku haysteen muddo waxaana la sheegayaa in ay warar is khilaafsan ka soo baxayaan qaabka lagu sii daayay....
»»Sii Akhri
 
 
 
 
Copyright © www.shiine.4mg.com - All Rights Reserved